Su’aal ama talo haddii aad qabto ka qeyb gal barnaamijka Islaamka iyo bulshada

871

Waa maxay xiriirka ka dhexeeya dhaqanka iyo Diinta Islaamka?, waa mowduuca barnaamijka Islaamka iyo bulshada ee ka baxa Radio Muqdisho, kaasi oo ay soo diyaariyeen hay’adda Culimada Soomaaliyeed, waxaana barnaamijkaasi si toos ah 10-ka barqanimo uu ka bixi doonaa Radio Muqdisho, halka daawadaayasha ay kala socon karaan Telefishinka.

Hadaba haddii aad qabtid su’aal ama talo waxaad soo wici kartaa line-land 861012, 861013, 861015, ama  noogu soo dir cinwaanka radiomuqdisho@gmail.com

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here