Su’aal ma u qabtaa madaxweynaha Soomaaliya?

4
4245

 

Madaxweynaha Jahuuriyadda Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa marti ku ah barnaamijka Kulanka Toddobaadka oo berri oo Jimce ah ka bixi doona Radio Muqdisho iyo SNTV.

Madaxweynuhu waxa uu ka hadli doonaa arrimo kala duwan oo ku saabsan xaaladaha siyaasadeed, amni , dhaqaale iyo bulsho ee dalka.

Haddii aad su’aal u qabto madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud fadlan ku reeb qeybta hoose ee comments-ka.

Haddii aad dooneyso in aad cod ahaan barnaamijka uga qeyb gasho, telefoonkaaga noogu soo dir emailka: radiomuqdisho@gmail.com , si aan kuu soo wacno.

 

Did you like this? Share it:

4 COMMENTS

  1. ASC WR WB
    MAGACEYU WAA XASAN WAXAN KU NOLAHEY OSLO NORWEY
    SUAL AYAN QABA WAXEYNA TAHEY
    GOBOLKA BANADIR BAJADKA DOWLADA UGU TALA ASHEY WAA IMISA GAR AHAN CAFIMADKA WAXBASHADA IYO DIBUSHISKA ????
    SUAL KALE AYAA AH DHINACA AMANKA GORMA AYEY DOWLADU SOSAREYSA AQORSI AMA ID TIXRACLEH MACLUMAD DHAMEYSTIRAN LEH?????????????????????MAHADSANID MADAXWEYNE SIDO KALE RADIOMUQDISHO

  2. Mundane madaxweyne ,su,aasha aan qabo waa (1)Dawladda federaalka soomaaliya Maxay ka damacsan tahay khatumo state? Maxayse u heli la”yihiin saami qeybsiga la siiyo maamulada kale ee ka jira soomaaliya? mahadsanid mudane madaxweyne .

  3. Asc wr wb
    Magaceyga waa mohamed ahmed oo ku nool london uk, waxaan halkaan ka salaamayaa madaxweynaha dowlada federalka somalia iyo radio muqdisho,sntv suaasha aan rabo in aan weydiiyo madaxweynaha waxey tahay mar hadii la ogolaaday federalka hadana ay dhimanyihiin kuwa dhismahoodu socdo sida gobolada dhexe iyo kuwo dowlada federalku tiri dhismahooda wuu bilaabanayaa waqti dhow sida hiiraan iyo jowhar markaa gobolka banaadirna oo ah caasimada somalia kana mid ah 18 ka gobol ee somalia dad badan somaliyeed degen yihiin in uu state noqdo yaa goaan ka gaaraya? ma baarlabaanka federaalka somalia mise dadka somaliyeed ee dagan banaadir oo haq u leh aayo katalintooda sida gobolada kale aayahooda uga taliyeen.

  4. Asc
    Hilal osman jooga garowe
    Mudane madax wayne qaxootiga somaliyeed ee joga kenya manta dhulka somaliyeed meel badan o ay ku nolan karan ayaa jirta qorshaha ma idinkugu jirta inaad idinka iyo maamulada somalia ka jira kawada hadashaan sidi dadkas dalka dib loogu soo celin laha ex. PUNTLAND oo dhan wa nabad Gobolda dhexe sido kale xero maxa loga dhisi wayay hantida kenya lagu siiyo anaga aya u bahan dadkuna hormarka dalka ayay ka shaqyn lahayen .. Insha alah shaqadada rabi hakula garab galo Tabasho badan ayan u hayna madaxda somaliyed hadi an nahay dhalinyrta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here