Su’aal weydii wasiirka Amniga gudaha  oo marti ku ah barnaamijka Sahanka Raadiyaha

0
1021

Barnaamishka Sahanka Raadiyaha oo  baxa Radio Muqdisho maalin kasta marka laga reebo Khamiista iyo Jimcaha ayaa maalinta Sabtida Oo beri Ku Beegan,11.04.2015, waxaa marti ku ah Wasiirka Amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Mudane C/rasaaq Cumar Maxamed, waxaana uu ku saabsan yahay armimaha amaanka dalka isagoo dhageystiyaasha ugu jawaabi  doono su’aalo laxiriira Amniga.

Hadaba Haddii Aad Waxa su’aal Ama Fakar ah Qabto Ku Soo Dir Face-book-ga Radio Muqdisho Ama Gmailka Radio Muqdisho oo Ciwaankiisu yahayRadiomuqdisho@gmail.com Adinkoo Sidoo Kale Si toos ah u soo Wici Kara Telephon Number 861012-861013-861014-861015 saacdda geeska Afrikada bari marka ay tahay 10:00Am oo si toos ah dadweynaha ugala hadli doonto Radio Muqdisho.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here