Sunderland oo Kulankii Tyne-Wear derby Ka Badisay Kooxda Newcastle “SAWIRRO”

992

Kooxda Newcastle United ayaa waxaa Tyne-Wear derby garoonkeeda St James’ Park 0-1 uga badiyay kooxda Newcastle United.

Kulankan ayaa kulankii 151-aad ee Tyne-Wear derby,kaasi oo dhex mara kooxaha Newcastle United iyo Sunderland.

Labada Kooxood ayaana wax gool ah iska dhalin qeybtii hore ee ciyaarta.

Ciyaaryahan Adam Johnson ayaa dhamaadkii qeybtii danbe ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Sunderland.

Adam goolgolCeleeCaleeCaleeeyhGus celeeeeSadCeleecilee

Kooxda Sunderland ayaa badisay kulankii afaraad oo xiriir ah ee Tyne-Wear derby.

Tababaraha kooxda Newcastle United Alan Pardew ayaa wali kulan ka tirsan Tyne-Wear derby aanan ka badin macalinka kooxda Sunderland Gus Poyet.

Kooxda Newcastle United ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta sagaalaad,waxana ay leedahay 23-dhibcood,halka kooxda Sunderland ay horyaalka uga jirto kaalinta 14-aad,iyadoo leh 19-dhibcood.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here