Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Dalka Ingiriiska oo Saacad ka dib Xirmi Doono

2206

Kooxda Crystal Palace ayaa soo dhameys tirtay la soo wareegitanka ciyaaryahan Keshi Anderson oo ay kala soo wareegtay kooxda Barton Rovers.

Ciyaaryahan Keshi Anderson ayaa18-bilood ah oo qandaraas ah u saxiixay kooxda Crystal Palace.

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee dalka ingiriiska ayaa saacad ka dib xirmi doono,iyadoo kooxo ay ku jiraan shukaansiga ciyaartoyda ay doonayaan in ay ku biiraan kooxahooda.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here