Tababar aqoon kororsi ah oo loo qabtay Ciidamo ku sugan Baardheere (Sawirro)

Xafiiska ka hortagga Askareynta Carruurta ee wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa  Maanta ka daahfurtay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo tababar ku saabsan bedqabka Carruurta Soomaaliyeed.

Tababarkan oo loo qabtay Saraakiil, S/xigeen iyo dabaley ka tirsan Ururka 49-aad, Guutada 10-aad ee CXDS Magaaladan Baardheere ayay ujeeddadiisu ahayd sidii looga gaashaaman lahaa ka hortagga Askaynta Ilmaha aan qaan-gaarin.

Gudoomiyaha Degmada Baardheere Mudane , Maxamed Wali Yuusuf Cabdullaahi Qorrax oo ka hadlay Daahfurka Tababarkan ayaa bogaadiyay macallimiinta bixinaya siminaarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here