Tababar tabinta doorashooyinka ku saabsan oo maanta ka furmay Muqdisho +Sawirro

Agaasimaha guud ee wasaaraadda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, C/naasir Xuseen, ayaa maanta furey tababar ku saabsan tabinta doorashooyinka oo ay iska kaashadeen wasaaradda iyo waaxda AMISOM u qaabilsan warbaahinta.

Tababarka wuxuu socon doonaa labo maalin, waxaana loo qabanayaa wariyeyaasha warbaahinta dowladda, kuwa dowlad goboleedyada, gobolka Banaadir iyo warbaahinta madaxa banaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here