Taliska Booliiska Matabaan iyo Dhalinyarada Degmada ka wada shaqeynaya Sugidda Amniga

Dhalinyarada degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa shegay in ay u diyaarsan yihiin sidii amniga iyo xasiloonida kala shaqaynsyaan saraakiisha ciidamada dowlada ee ka howlgala degmada.

Kulanka dhalinyarada ayaa waxaa uu yahay sida uu sheegay taliyaha booliiska degmada in uu muhiim u yahay isla markaana dhalinyada door muhiim ah ku leeyihiin amniga.

Kulankaan ayaa Imanaya iyadoo dhawaan qorshaha yahay sida saraakiisha sheegeen in maleeshiyada laga saari doono deegaanada yar ay ku harsan yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here