Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ciidamo Booliis ah geeyey Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan+Sawirro

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ciidamo Booliis ah geeyey Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan waxaana hada si toos Howlihiisii Shaqo u bilaabay Saldhigga Booliiska Degmadaasi si Bulshada loogu Adeego.

Ciidamada Halkaasi la geeyey ayaa ah Kuwo ku filan Suguda Amniga Degmadaasi.

Sideed maalmood ka hor ayeey dowlada Soomaaliyeed si rasmi ah ula wareegtay gacan ku heynta degmada Matabaan kadib mudo uu halkaasi maamulayay maamulkii Ahlusuna ee dowlada ku biiray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here