Taliska Ciidanka Booliska oo qaadanaya ciidan Cusub

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxaa uu qaadanayaa Dhalinyaro cusub kuwaas oo kamid noqonaya Booliska.

Dhalinyaro aqoonyahan ah oo ka mid noqonaya ciidanka ayey doonayaan Booliska Shuruudaha laga doonayo qofka Ku biiraya booliska warqada ka aqriso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here