Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo booqday Ciidanka ilaalada Badda+Sawirro

3059

Ku simaha ahna taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa booqday Ciidanka ilaalada Badda.

Wuxuu u sheegay Taliyaha Ciidamada ilaalada badda iney sii laba jibaaraan howsha ay shacabka Soomaaliyeed u hayaan,islamarkaana dadka la badbaadiyo.

Genearaal Mukhtaar Xuseen Afrax,ayaa sheegay in la sameynayo isgaarsiin ay ku wada xiraan kallumeysatada badda iyo ciidanka booliska ee ilaalada badda

Sido kale,ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa amray dalxiisayaasha tagaya badda ineysan badda gelin iyaga oo aan wadan jaakadda dabaasha.

Ciidamada Ilaalada badda ayaa soo badbaadiyay doomo dhowr maalin lagu la’aa badda,waxayna balan qaadeen iney ka soo dhalaalayaan howsha culus ee loo igmaday.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here