Taliska ciidanka xoogga oo kulan la qaatay saraakiil ka socotay millatariga Turkiga

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen Odawaa Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillo ka socday saraakiisha ciidanka millatariga Turkiga ee ku sugan Soomaaliya.

Taliyaha iyo saraakiisha Waxay ka wada hadleen dardar-gelinta,dib-u-habeynta socota iyo dib u dhiska Ciidanka Soomaaliyeed.

Dowladda Turkiga ayaa dadaal xoogan ku bixisa taageeradda ciidanka xooga dalka iyadoo dalka ka furtay saldhig lagu tababaro ciidanka isalamarkaana soo saartay ciidamo badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here