Taliyaha Asluubta Soomaaliyeed oo Gaaray Magaalada Doha ee wadanka Khadar

0
1114

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe)  ayaa gaaray Magalada Doha ee Dalka Khadar.

Wafdiga Taliyaha Ciidanka Asluubta S/guud Bashiir Maxamed Jaamac  waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Doha kusoo dhaweeyay masuuliyiin sare oo dowadda Qatar ka tirsan iyo Xubno ka tirsan Safaaradda Somaliya ay ku leedahay Qadar.

Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa waxa la filayaa inuu la kulmo Madaxda wadanka Khadar.

  

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here