Taliyaha ciidanka Booliiska oo ka qeybgalay shirka booliiska adduunka (Interpol)+Sawirro

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa shalay dib ugu soo laabtay Dalka kaddib markii uu dalka Imaaraadka uga qaybgalay Shirka Boliiska Adduunka (Interpol) ee loogu magac daray (Unity for Security).

Shirkaasi waxaa  soo qabanqaabisay Dawladda Imaaraadka Carabta waxaana diirradda na lagu saaray Sidii mas’uuliyad la isaga saari lahaa xasillinta iyo nabadeynta adduunka.

Wuxuu Taliyaha la kulmay muddadii uu halkaasi joogey Xoghayaha Guud ee Ururka Boliiska (Interpol).

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here