Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo ka waramay  jabkii Ciidamada ay u geysteen argagixisada

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in Ciidamada ay fashiliyeen weerar gaadmo ahaa oo kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab saaka ay  ku soo qaadeen deegaanada Bariire iyo Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose.

Taliyaha oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in wali ciidanku sii baacsanayaan maleyshiyaadkii soo weeraray deegaanadaas.

halkan ka dhageeyso.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here