Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer dhiiragalin ah ugu tagay saraakiisha iyo Askarta ururka 37aad ee ilaalada Wasaaradda Gaashandhigga.

Taliyaha ayaa warbixinno ka dhageystay qaar ka mid ah saraakiisha cidanka, waxaana uu kula dar daarmay inay si hufan u gutaan waajibaadka loo igmaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here