Taliye Odowaa Iyo Saraakiil Cidan Oo Kormeer Ku Tegay Xerada Ciidanka Kumaandooska Danab “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneral Odowaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku tagay xerada ciidamada kumaandooska Danab ee Balidoogle.

Ujeedka Safarka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka uu ku tagay Xerada Balidoogle ayaa ahaa u kuurgelidda xaaladda guud ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, iyagoo warbixinno ka dhageystay saraakiisha Danab ee xoogga dalka.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here