Tirada rasmiga ah ee musharaxiinta Puntland iyo magacyadooda

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa dhawaan waxa ay magaalada Garoowe ka shaaciyeen liiska Musharixiinta buuxiyay sharuudaha doorashada.

Halkaan ka akhriso magacyada murashixinta.

1-Siciid Cabdulaahi Deni. 2-Cali Cabdi Awaare. 3-Asad Cismaan Cabdulaahi. 4-Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere).5-Cali Xaaji Warsame. 6-Maxamed Axmed Shaale. 7-Maxamed Xirsi moorgan. 8-Cabdi Faarax Siciid juxa. 9-Maxamuud Xasan Khaliif. 10-Faarax Cali Shirre. 11-Cabdisamad Gallan. 12-Maxamud Axmed Gar libaax. 13-Cali Ciise Cabdi. 21-Dr Bashiir Maxamed Xuseen

14-Khaliif Ciise Mudan. 15-Daahir Mire jibriil. 16-Maxamad Cabdullahi Xuseen (Shortaaye). 17-Cabdiqaadir yaasiin cabdi. 18-Aadan Maxamed Ciise Gaadaalle. 19-Maxamed Cali Cismaan Maad. 20-Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Liiska Madaxweyne ku xigeenka

1-Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade). 2-Axmed Cilmi Cismaan (Karaash). 3-Cabdixakiin  Claahi Cumar (Camey). 4-Cabdi Ibraahim warsame (Qowdhan). 5-Cabdiraxmaan Guuleed Cali. 6-Axmed Cali Axmed  (Dhegacade). 7-Saadiq Axmed Eenow. 8-Cabdi Salaan Maxamuud Jaamac (Salwe). 9-Eng. Maxamuud Axmed Xasan (Dhagaweyne). 10 C/kariim Maxamed Xasan Gaaleef. 11- C/laahi Sheekh Maxamed Sheekh Cumar.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here