Tirinta codadka oo bilaabatay iyo natiijada oo socoto

1121

Guddoomiyaha baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa furay sanduuqa codbixinta doorashada Madaxtinimada ee dowlad Goboleedka Galmudug, kaasi oo ay isugu soo hareen saddex musharax.

Guddiga doorashada ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqi doono cidda ku guuleysatay xilka Madaxtinimo, kaasi oo ay ugu cad cadyihiin musharixiinta kala ah Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here