Tobanka Dambe ee Ramadaan iyo Leylatul Qadarka Dhageyso

0
2912

 

Waxaa la gelay tobankii ugu dambeeyay ee Ramadaan, oo uu nabigu sheegay in ay tahay tobankii dad badan naarta laga xureynayay.

Tobanka dambe ee Ramadaan, waxaa ku jirta habeenka ajarka badan ee Laylatul Qadriga oo ka kheyr badan kun bilood, taas oo qofkii eebbe haleeshiiyo loo dhaafayo dambigii uu horay u galay.

Barnaamijka Tubta Toosan ee toddobaadkan, waxaan uga hadleynaa fadliga tobanka dambe ee Ramadaan, Laylatul qadriga iyo sida ay saa’imiintu uga faa’ideysan karaan.

Waxaa barnaamijka nagala qeyb galaya Sheikh Cali Sheikh Maxamuud , Sheikh Cali Dheere.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here