Todobaadk Dhir beerista oo Muqdisho lagu qabtay”SAWIRRO”

2099

Iyadoo Wali lagu gudo jiro Munasabaha lagu  weynyo Todobaadka dhirberista Qaranka Soomaaliya ayaa maanta  Munasabada lagu qabtey  Beerti Nabada ee degmada Wabaari ee maqaalada Muqdisho  Waxaa ka qeyba galay Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo daaq gudomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa maqaalada Muqdisho iyo Xubno ka socotay gudiga heerka qarana ee  loo xil saray todobaadka dhir beerista Soomaaliya.

Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha iyo Dhirti iyo Daaqa  ahna gudoniyhaha gudigaasi iyo gudomiyaha gobalka Banaadir ayaa si wada ir  Geedo  ugu beerey Barti Nabada oo xiligaasi ay ka soctay howlo Dhirbeeris ah oo maamulka gobalka Banaadir ugu Talgalay iney noqota  meel ay ku nastaan bulshada ku nool maqaalada Muqdisho

Agaasimaha Radio Muqdisho C/raxiin Ciise Cadow oo Xubin ka ah gudiga  qaban qabada Todobadka Berista Qaranka  ayaa sheegay  in Maaanta ay tahay Malinta lixaada oo ay socodo Munaasabadaha  Todobaadka Dhir berista.

Gudomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa maqaalada  Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen oo ugu horeyn munasabada hadlay ka jeediyay  ayaa ugu baaqey bulshada ku nool maqaalada Muqdisho iney ka qeyba qadaan Dhir beerita.

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaq ahna Gudomiyaha Gudiga  qaban qabada Todobadka dhir Berista ayaa ugu Mahadcliyay maamulka gobalka Banaadir sida ay ugu qeyba qadaan.

20150416_113408_resized 20150416_114332_resized 20150416_114552_resized 20150416_114601_resized 20150416_114758_resized 20150416_114802_resized 20150416_114812_resized 20150416_114823_resized 20150416_114845_resized 20150416_114914_resized 20150416_114918_resized

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here