TOOS U DAAWO:- Gurmadka Loo Sameynayo Shacabka Soomaaliyeed Ee Argigisadu Gumaaday

2474

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan gurmadkii ugu dambeeyey ee loo sameynayo dadka Soomaaliyeed ee ay shalay argigixisadu ku gumaaday magaalada Muqdisho.

Barnaamijkan oo Toos uga baxaya Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Radio Muqdisho waxa uu ka soconayaa xarunta Wakaaladii Hargaha iyo Saamaha oo ah rugta rasmiga ah ee ay ku shaqeynayaan guddiga loo magacaabay u gurmashada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii Al-Shabaab ka geysteen isgoyska ugu mashquulka badan Muqdisho.

 

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. INALILLAAHI WA INNAA ILLEEYHI RAAJUCUUN.DADKII DHINTAY ILLAAH HA UNAXARIISTO,INTA DHAAWACANTAY IYO INTII KU HANTI BEESHAYNA ILLAAH HA UGARGAARO.
    Midda kale shacbiga soomaaliyeed waa in ay ogaadaan in soomaaliya dhibaatada lagu haayo ay fahmi la’yihiin oo kalag garanaynin adowgooda iyo walaalkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here