TOOS U DAAWO:- Kulanka Is Dhexgalka iyo Wacyigelinta Bulshada Dowladda Iyo Bahda Warbaahinta Ee Xasilinta Dalka

1369

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa muuqaalka Tooska ah ee Kulanka Is Dhexgalka iyo Waxyigelinta Bulshada Dowladda iyo bahda Warbaahinta ee Xasilinta Dalka.

Kulanka oo ka soconaya xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya waxaa ka qeybgalaya Wasiirka Warfaadinta DFS , Wasiirrada Warfaafinta Dowlad goboleedyada,Xildhibaanno, Bahda warbaahinta, Culumaa’udiin, guddiga gurmada qaran iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Hoos Ka Daawo :-

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here