TOOS U DAAWO :- Munaasabadda 15ka May Oo Muqdisho Ka Socota Caawa

1253

Akhristayaashenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Munaasabadda 15ka May oo caawa ka socota magaalada Muqdisho ayadoo Munaasbaadda ay ka qeybgalayaan Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Ssoomaaliya , Duqa magaalada Muqdisho, Wasiirro ay  ugu horeyso Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha,Xildhibaanno iyo marti sharaf kala duwan.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here