Toos u daawo:-Munaasabadda lagu xusayo sanad-guurada ciidanka Asluubta oo ka socota Muqdisho

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay oo Ciidanka Asluubta maanta ugu dabaal-dagayaan sanad-guuradooda 49-aad oo ka soo wareegatay aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa hadda ka socota xarunta Ciidanka Asluubta, waxaana ka qeyb-galaya Madaxda Qaranka iyo marti sharaf kale.

 

Ciidanka Asluubta ayaa la dhisay 22-February ee sanadkii 1970kii  waxayna maanta u dabaaldagayaan sanad-guuradooda 49-aad taas oo shalay ku beegneyd balse Jimcaha awgeed maanta oo ah 23-February laga dhigay.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here