TOOS U DAAWO:- Munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Ee Ka Socota Muqdisho

Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa si toos ah u baahinaya Munaasabadda Maalinta Dhalinyarada aduunka ee caawa ka socota magaalada Muqdisho ayadoo Munaasabadda ay ka qeybgalayaan madax iyo dhalinyaro badan.