TOOS U DAAWO:- Ololaha Taageerrada Haweenka Ee Hawlgallada Ciidammada Qalabka Sida Oo Muqdisho Ka Soconaya

Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya munaasabad loogu magac daray ololaha taageerrada Haweenka ee howlgallada Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayadoo munaasabadda uu ka qeybgalayo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre, xubno ka tirsan golaha Wasiirrada iyo marti sharaf fara badan.

OLOLAHA TAAGEERADA HAWEEYNKA SOOMAALIYEED EE HOWLGALADA CIIDAMADA QARANKA

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Monday, November 13, 2017

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here