Toos u Daawo: Shir looga Hadlayo Ganacsiga Soomaaliya oo ka socda Muqdisho

610

Shir looga hadlayo Ganacsiga Soomaaliya iyo Horumarada Dhaqaale ee dalka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shirkaasi ka qeyb galaya Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

 

Shirkan ayaa waxxaa ka qeyb galaya Shirkadaha Ganacsiga Caalamiga ah, kuwa Maxaliga ah iyo Dowladda Soomaaliya.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here