Waa maxay siyaasadda dalxiiska ee ay ansixiyeen Gollaha wasiirada XFS?

  • Golaha wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen siyaasadda dalxiiska dalka oo ay xukuumadda usoo gudbisay wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska.

Hadaba waa maxay siyaasada dalxiiska ee maanta la ansixiyay?

Yaasir Maxamed Baafo oo ah la taliyaha dalxiiska ee Wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa sharaxaya siyaasadan iyo waxyaabaha ay xambaarsantahay.

Hoos ka dhageyso:-wareysi uu siiyay Radio Muqdisho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here