Wafdi ka socda Dowladda Qatar oo gaaray Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa goordhaw gaaray wafdi ka socda dowladda Qatar oo uu hoggaaminayo Safiirka Qatar ee Soomaaliya Xasan Xamza Asad.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaa Kismayao ku soo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubno kamid ah golaha wasiiradda Jubbaland, iyada oo loo gelbiyay Gudaha Magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here