Wafdi ka socda wasaaradda qorsheynta XFS oo la kulmay wasiirka qorsheynta Dalka Qadar

1230

Wasiirka qorsheynta, horumarinta iyo Tirakoobka Dalka Qadar Dr, Salah Bin Mohamed, ayaa qaabilay wafdi ka socoda wasaaradda Qorsheynta ,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Somalia oo hadda booqasho ku jooga Dalkaasi Qadar.

 

Kulankaasi dhex maray Labada geesood ayaa waxa ay iskula soo qaadeen sidii loo horumarin lahaa iskaashiga Labada Dal iyo qorshaha Soomaaliya ee Sanadka 2040, iyo sidii ay Soomaaliya uga faaii’deysaan lahayd waaya aragnimada Qadar ee ku wajahan israaraatiijiyadda xoogagga dhanka arrimaha Bulshada.

Wafdiga ka socda Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya ayaa sharraxaad ka dhageystay dhiggooda Dalka Qadar barnaamijyada horumarinta Dalkaasi iyo habka fulinta Qorshayaasha Wasaaradaha iyo ka gudubka caqabadaha hor yaalla.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here