Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Gaaray dalka Turkiga

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka kooban labadda Gobole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray dalka Turkiga.

Wafdigan uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka baxay Magaaladda Muqdisho waxaana dalka Turkiga uga qeyb galayaan Shirka Baarlamaanada Adduunka oo dalkaas ka dhacaya.

Wafdiga uu hogaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa dalka Turkiga waxaa ku soo dhaweeyey Masuuliyiin kamid ah Baarlamaanka dalka Turkiga.

Inta ay ku sugan yihiin Turkiga ayaa waxaa halkaas kullamo gaar ah kula qaadan doonaan Madaxda Baarlamaanka Adduunka kuwaas ka qeyb galaya Shirka dhacaya Turkiga.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here