Wafdi uu Hoggaaminayo Madxweyne Xasan Sheekh oo goordhow ka degay Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo halkaas oo la filayo inuu ka furmo Shirka Madasha wada Tashiga.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo ay ka mid yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno waxaa garoonka ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubba Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Mas’uuliyiin kale, waxaana saacadaha soosocda la fuilayaa inuu furmo Shirka  Madasha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka 2016’ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here