Wafdi uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Garoowe”sawirro”

838

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad-goboleedka Puntland.

Ra”iisul Wasaaraha iyo wefdigiisa waxaa magaalada Garoowe kusoo dhaweeyey masuuliyiinta dowlad-goboleedka Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Waxaa lagu wadaa in halkaasi ay kulamo kula qaataan wafdiga ra”iisul wasaaraha madaxda iyo shacabka Puntland, iyadoo maalmaha soo aadan ay kusii sugnaan doonaan deegaanada Puntland.

Wixii warar ah ee kusoo kordha Dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here