Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha oo manta gaaray Cadaaado-Sawirro

0
2587

 

Waftiga maanta soo gaaray degmada Cadaado oo uu hogaaminayey Wasiirka Arimaha gudaha iyo Faderaalka C/raxmaan  Maxamed Xuseen  (Odawaa) waxaana ku wehliyay Wasiirka qorsheynta qaranka iyo iskaashiga C/raxmaan Yuusuf Cali Cayte iyo Madaxwaynaha maamulka Ximan iyo xeeb  C/laahi Cali Maxamed  Baarleeex.

Waftiga ayaa markii ay ka soo dageen madaarka Cadaado waxaa ku qaabilay Madaxwayne Ku xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdi Maxamed Suldaan ( Cabdi kuus)Gudoomiyaha Gobolka galgaduud Xuseen Cali Wehliyay (Cirfo) iyo xubno ka socday maamulka Ximan iyo Xeeb waxaana loo soo galbiyay xarunta madaxtooyada.

Waftiga ayaa kulan kula qaatay Xarunta mataxtooyada Xubnaha Gudiga farsamada maamul u samaynta gobolada dhexe.

Kulanka kadib waxaa si wadajira ula hadlay saxaafada Madaxwaynaha Maamulka Ximan iyo xeeb, Godoomiyaha Gudiga farsamada , iyo wasiirka Arimaha gudamada ee dowladda Federaalka Mudane, Odawaa.

Mas’uuliyiinta ayaa  sidoo kale waxaa ay kormeer ku tageen Xarunta kafaaalo waxaana ay kalkaasi kula kulmeen xubno ka tirsan odayaasha soo xulaya ergooyinka ka qaybta ah shirka lagu samaynayo maamulka Mudug iyo galgaduud waxaana wasiirka iyo waftigiisu ay ka xogwaraysteen halka ay u marayso soo xulista ergooyinka beelaha.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

DSC_0884 DSC_0919

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

DSC_0983

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

C/kariin Axmed Bulxan

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here