Wajiga 4aad ee doorashada aqalka Hoose oo lagu soo gabo gabeeyay Kismaayo

Doorashada aqalka Hoose ee wajiga 4-aad ee Dowlad Gobolleedka Jubaland ayaa hadda soo gabagaboobay, iyadoo lugu doortay 5 xubnood.

Doorashada oo saaka ka bilaabatay xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa waxaa lagu doortay 5 xubnood, kuwaasi oo kala ah:

1. Max’ad Cabdi Gaandi
2. Xaawo Maxamed Aadan
3. Isaaq Aadan Xasan
4. Maxamed Aadan Macallin
5. Maxamed Xasan Idiris

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here