Wajigii Labaad ee Shirkii London oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

0
1449

Wajiga 2-aad ee shirkii London  ee arrimaha Soomaliya, islamarkaana madaxda  Dowladda Fedraalka ah,  kuwa Maamul goboleedyada dalka  iyo Beesha caalamka uga socda Magaaladda Muqdisho, ayaa Maanta lasoo gabagabeeyey, iyaddoo shirkaasi la filayo in laga soo saaro  war murtiyeed ku saabsan qodobadii looga hadlay shirkaasi.

Wajigii labaad ee Shirkaasi, ayaa waxaa maanta laga jeediyay khudbado kala duwan oo aad muhiim u ah, waxaana khudbadii ugu horeysay jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane  Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlay Hormaro badan oo dhinaca dhaqaalaha iyo amniga ah oo dowladda sanadkan ay ku talaabsatay, Federaalka, Qorshaha Doorashada 2020 iyo Xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada hoostaga.

Go’aannada ka soo baxay shirkaasi halkan kala soco goor dhow Insha’allaah

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here