WAR DEG DEG AH:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Iyo Ku Xigeennadiisa

10395

WareegtokasoobaxdayxafiiskaMadaxweynahaJamhuuriyadaFederaalkaSoomaaliya

 

MadaxweynahaJamhuuriyadaFederaalkaSoomaaliya, MudaneMaxamedCabdullahiMaxamed (Farmaajo)

 

MarkuuarkaysoojeedintaWasaaradaArrimahaGudaha, Federaalka& Dib-u-heshiisiinta;

 

Markuuwadatashi la sameeyey, islamarkaasnadhageysteytalooyinkaRa’iisulWasaarahaXukuumadaFederaalkaSoomaaliya;

 

Madaxweyahuwaxuushaqsiyaadkahoose u magacaabayxilalkakala ah:

  • MudaneCabdiraxmaanCumarCismaan (Eng. Yarisow) waxaa loo magacaabayGuddoomiyahagobolkaBenaadirAhnaDuqaMuqdisho;

 

  • MaxamedCabdullaahiMaxamedwaxaa loo magacaabayGuddoomiyekuxigeenka 1aad eeAmnigaiyoSiyaasada;

 

  • Hussein Mohamed Nurwaxaa loo magacaabayGuddoomiyekuxigeenka 2aad eeMaamulka&Maaliyada;

 

  • MarwoBasma Omar Ahmed waxaa loo magacaabayGuddoomiyekuxigeenkaArrimahaBulshada&Wacyigelinta

 

  • Aadan Sheikh Cali Fidowwaxaa loo magacaabayGuddoomiyekuxigeenkaHowlahaGuud

 

  • XoghayahaGuudwaxaa loo magacaabayCumarAbdirisaakXuseen
Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here