War Deg Deg ah: Qarax goor dhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax aad u xoogan ayaa laga maqlay agagaarka Xarunta Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho, qaraxaan ayaan weli wax faahfaahin laga helin.

Lama ogo qasaaraha rasmiga ah ee uu qaraxaan geystay iyo nuuca uu ahaa qaraxa daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Faaahfaahinta Qaraxaas ayaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa insha allah.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here