War Deg Deg: Golaha Wasiirada Hirshabeele oo lagu dhawaaqay

0
1846

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeele ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqay Golaha Wasiirada maamulkaasi.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirada kadib kulamo wadatashiyo ah oo uu maal mahan la lahaa Golayaasha kaladuwan ee Hirshabeele.

Wasiirada uu soo dhisay Madaxweyne Waare ayaa ka kooban 57 xubnood,kuwaasi oo kala ah 20 Wasiir,20 Wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru Dowle.

Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa inta badan ah kuwo cusub ,balse waxaa kujira qaar kamid ah xubnihii hore oo dib ugu soo laabtay markale Golahaasi.

Faah faahin halkaan kala soco

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here