WAR DEG DEG:- Qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo

1328

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya in Qarax loo adeegsaday bam gacmeed uu ka dhacay Saldhig Boolis oo ku yaala Magaalada.

Waxaa la xaqiijiyay in qaraxaasi uu ku geeriyooday hal askari sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay 14 qof.

Ciidamada amaanka ayaa goobta soo gaaray, wixii ku soo kordha goordhow ayaan idin soo gudbin doonaa.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here