WAR GELIN DEG DEG AH

1493

Ciidanka ammaanka ayaa ku wargalinaya dadka ku dhaqan dagmooyinka hodan, Dayniile iyo degaanada kudhaw inay la socdaan inay qarxin doonaan haraadiga hub halis ku aha nolosha dadka degaanka.

Saraakiisha ammaanka ayaa shacabka ku war geliyay inaysan wax argagax ah ama cabsi ah aysan muujin, maadaama ciidama ammaanka ay qarxinayaan waxlo qarxa oo ay haayaan.

Wixii faah-faahin dheeraad ah goor dhow ayaan soo gudbin doonaa.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here