War murtiyeed laga soo saaray baaqashada kulan ciyaareedkii degmooyinka Waaberi iyo Dharkiinleey.

Kulan ay Muqdisho ku yeesheen masuuliyiinta wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Gudiga Olompikada Soomaaliyeed iyo xiriirada kala duwan ee ciyaaraha dalka ayuu ka dambeeyay bayaankaan ay wada jirka u soo saareen masuuliyiinta iyo gudiyada aan soo sheegnay.

Kulankaa ayaa ahaa mid looga arinsaday sababihii keenay baaqashadii ku timid kulan ciyaareedkii dhex mari lahaa kooxaha degmooyinka Waaberi iyo Dharkiinleey ee gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here