War murtiyeed laga soo saaray shirkii wasiirada maaliyada ugu socday Kambaala”Sawirro”

Magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda waxaa maanta ku soo gaba-gaboobay shirkii horumarinta Maaliyadda Dalka ee ay ka qeyb galeen Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad-Goboleed yada, Maamul ka Gobolka Banaadir iyo Wasaarada Maaliyadda dowlada Federaalka Soomaaliya.

Mudadii shirku socday ayaa si weyn looga dooday, la iskuna raacay hanaanka lagu  mideyn karo maaliyadda dalka.

Shirka ayaa laga soo saaray war murtiyeed ku aadan qodobadii lagu heshiiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here