Wararkii u dambeeyay doorashada aqalka sare ee Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb, waxaa ka socota qaban qaabada doorashada lix xubnood oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa baarlamaanka u gudbiyay 12 murashax oo ku tartami doonta lix kursi oo kamid ah sideedda kursi ee Galmudug ku leedahay aqalka sare.

Wixii ku soo kordha halkan kala socda…