SOOMAALIYA OO GAARTAY KAMA DANBEYSTA

1513

Ciyaarta ayaa socota qaybtii danbe qaybtii hore waxaa lagu kala nastay 0-0Uganda oo rigooro heshay ayaa waxaa qabtay goolhayaha Xulka Soomaaliya qaybtii danbe markii la isku Soo laabtay ayaa Soomaaliya waxay heshay gool waxaana uu ku soo idlaaday 1-0 oo ay guusha ku raacday Soomaaliya oo kama danbeysta tartanka iska xaadirisay

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here