Wararkii ugu danbeeye ee xaalada karoonaha UK oo ah dalka ugu dhimashada badan qaarada Yurub

376 qof ayaa 24-saac ee la soo dhaafay UK ugu dhintay cudurka karoonaha

Dhimashada maanta waa ay yareed marka loo eego sadaxdii cisho ee ugu danbeysay.

Sidoo kale waxaa 24-saac la soo dhaafay laga helay cudurka  27,301 oo qof

Guud ahaan dadka UK ugu dhintay cudurka waa 51,304 laga soo bilaabo bishii maarso ee sanadkan

UK iminka waa dalka ugu dhimashada badan guud ahaan qaarada Yurub marka laga hadlayo karoonaha .

Sidoo kale waa dalka shanaad ee ugu dhimashada badan aduunka cudurka karoonaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here