Wareega Seddexaad ee Doorashada Puntland oo bilaabatay

Waxaa soo dhamaatay tirinta codadka wareega 2-aad ee doorashada Madaxweynaha Puntland, waxaana wareega 3-aad iskugu soo haray  labada Musharax  ee ugu Codadka badan.

 

Wareega labaad ee doorashada waxaa hogaaminayay Jeneraal Asad Cismaan oo helay 30-cod, waxaana kusoo xigay Siciid Cabdullahi Deni oo helay 29-cod halka Musharaxa saddexaad ee Faarax Cali Shire uu helay 7-cod.

Dadka ayaa isha ku haaya doorashada maamulka puntland, waxaana daqiiqadaha soo socda soo bixi doona Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here