Wareeggii labaad ee Doorashada Galmudug oo la soo Gaba-gabeeyay

753

Waxaa goordhow soo gaba-gaboobay wareeggii labaad ee doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ay ku tartamayeen labada Musharrax ee u soo gudbay Wareeggan oo kala ah Axmed Ducaale Geelle oo helay wareeggii koowaad 57 cod iyo   Axmed Shariif Cali Hilowle oo helay  isla wareeggii koowaad24 cod.

Xillibaanada Codka Bixinaysa ayaa gaaraya 89 Xubnood Guddiga  Doorashada ayaa ku dhawaaqay in laguda galay tirinta Codadka.

Haddaba wixii soo kordha goordhow nala soco  Insha Allah

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here