Wareegii Kowaad ee Doorashada Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo soo dhamaaday.

Waxaa Hada soo dhamaatay Codaynta iyo Tirinta Doorashada Madaxwayne ku-xigeenkiisa Galmudug waxaana u tartamay Shantan Musharax Natiijada ayaana sidan Noqotay:

1) Axmed Yuusuf Warsame 6 Cod
2) Cali Daahir Ciid 26 Cod
3) Saadaq C/laahi Xaaji Xaashi 7 Cod
4) C/qani Sh Cali Diini 26 Cod
5) Maxamed Xaashi Cabdi 12 Cod

Waxaa loo gudbayaa wareega labaad waxaana waxaana Tanaasulay Laba Musharax oo kala ah Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey iyo Saadaq C/laahi Xaaji Xaashi waxaana Wareega labaad u soo gudbaya Laba Musharax oo kala ah.

1) Cali Daahir Ciid
2) C/qani Sh Cali Diini

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here